Tuesday, March 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergeyga gaarka ah ee arrimaha gurmadka Abaaraha oo la kulmay xubno sar sare oo ka tirsan UK

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Ergeyga gaarka ah ee arrimaha gurmadka Abaaraha oo la kulmay xubno sar sare oo ka tirsan UK
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka Abaaraha ayaa maanta la kulmay Xubno oo uu hoggaaminaayay Nick Dyer oo ah Ergeyga gaarka ah ee boqortooyada Uk u qaabilsan arrimaha bini’aadannimoda iyo macluusha ayaa kala hadley Mudane Cabdiraxman Cabdishakur Warsame howlaha gurmadka abaaraha Soomaaliya.

Ergeyga ayaa Dowladda UK iyo Xafiiskooda Arrimaha Beni-aadannimada uga mahadceliyay garab istaagga dowladda Soomaaliya iyo dadkeenna tabaaleysan.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026

Waxaa intaas kadib labada dhinac iska wareysteen howlaha socda, ballamadii hore waxa ka qabsoomay iyo waxyaalaha hadda la iska kaashan karo.

Mudane Cabdiraxmaan oo bogaadinaya garab istaagga boqortooyada Uk ayaa ugu dambeyntii tilmaamay wax ku oolnimoda u qareemidda arrimaha abaaraha Soomaaliya oo ay boqortooyada UK iyo hay’adaheedu iska xilqaameen iyo sida mudnaan u leedahay in lasii joogteeyo.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyay Shirka Golaha Wasiiradda Hirshabeelle.

Next Post

Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad Ee Golaha Shacabka Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Next Post
Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad Ee Golaha Shacabka Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad Ee Golaha Shacabka Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Dhaxal-sugaha Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwayt...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda Qaranka oo howlgal qorsheysan ku dilay Horjooge ka tirsan Khawaarijta

March 2, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

March 2, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Gurmadka Abaaraha Galmudug, ayaa maalintii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In