Friday, July 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Caasimadda oo faray Maamulada Degmooyinka inay wax u qabtaan qoysaska danyarta ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Duqa Caasimadda oo faray Maamulada Degmooyinka inay wax u qabtaan qoysaska danyarta ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo 24-kii saac ee igu dambeeyay ku mashquulsanaa xal u helida saameeynta uu Roobka u geestay bilicda iyo isku socodka Wadooyinka magaalada ayaa galabta booqday  Warta Tumbuluq ee degmada Xamar Weyne iyo goobaha loogu talagalay Biyamareenada.

Duqa Caasimadda ayaa faray howlwadeennada shaqada ku leh bilic soo celinta Caasimadda inay si deg deg ah wax uga qabtaan biyaha dhex ceegaaga waddooyinka Muqdisho, loona helo xal ah goobihii biyo mareenada ah ee biyaha badda ku dari jiray.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026

“Xilligan waa xilligii xagaaga ah, runtii roobku waxa uu buux dhaafiyay meelo badan oo ka mid ah waddooyinka Muqdisho, sidoo kale Warihii aan biyaha ugu talagalnay ayaa buuxsantahay, waxana loo baahanyahay in xal loo helo maareeynta biyaha oo aan iminka ku guda jiro, waxaana kormeer ku maray goobo badan, waxaan wadnaa dadaal ah in biyaha looga saaro goobihii aan horey u dhisnay, runtii roobabkuna waa kuwa xoog badan”. Ayuu yiri Duqa Muqdisho.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay in bulshada degan goobaha u dhaw waraha biyaha loogu talagalay inay ka guuraan, maadaam aya dhici karto in maalmaha soo socda uu roobku sii xoogeysto, Maamulkana uu ku howlanyahay xal u helidda biyaha fadhiya waddooyinka Muqdisho., isagoo Maamulada Degmooyinka faray inay samata bixiyaan dadka danyarta ah ee uu saameeyay Roobabka.

Previous Post

Ergeyga Gaarka Ah Ee Arrimaha Abaaraha Oo Safar Shaqo Ku Tagey Puntland

Next Post

Madaxweynaha JFS oo maanta u amba-baxay dalka Kenya

Next Post
Madaxweynaha JFS oo maanta u amba-baxay dalka Kenya

Madaxweynaha JFS oo maanta u amba-baxay dalka Kenya

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In