Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Ku-Xigeenka Hirshabeelle oo gaaray Jowhar

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Ku-Xigeenka Hirshabeelle oo gaaray Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne Ku-Xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar iyo Wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda Jowhar, ka dib safar shaqo oo uu ku joogay Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Ku-Xigeenka Dowladda iyo Wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Maxamed Dheere, kusoo dhoweeyay Kusimaha Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Mahad Xasan Cusmaan xubnaha labada gole ee Dowladda, Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026

Madaxweyne Ku-Xigeenka ayaa warbixin ka siiyay Madaxweynaha Dowladda waxa uga qabsoomay socdaalkii shaqo ee uu ku tagay Magaalada Muqdisho.

Ugu dambeyn Madaxweyne Ku-Xigeenka ayaa kormeeray xafiisyada ay ku shaqeeyaan Agaasinka waaxyaha Madaxtooyada oo uu ku dhiiragaliyay inay dardargaliyaan shaqada adag oo ay u hayaan Dowladda.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo Guddiga nabadaynta deegaanka Puntland

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In