Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Kaluumeysiga Soomaaliya oo furay shirka wadamada ku Midoobay Urur goboleedka IGAD

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Kaluumeysiga Soomaaliya oo furay shirka wadamada ku Midoobay Urur goboleedka IGAD
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir Wasaaradda Kaluumeysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdullaahi Bidhan Warsame, ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka wadamada ku midoobay Urur goboleedka IGAD, kaas oo ka furmay Magaaladda Muqdisho.

Shirkaan oo ay ka soo qeyb galeeyn wafuud ka socotay 8 wadan oo wadamada geeska Afrika ee IGAD ku mideysan ,ayaa looga hadlayaa sidii looga faa’ideysan lahaa khayraadka biyaha ee Badda iyo Wabiyadda( Blue economy) oo ay wadamadaan hodan ku yihiin.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Shirkaan oo ah aqoon is weydaarsi heerkiisu sarreeyo ayay noqoneysaa kii ugu horreysay ee Soomaaliya lagu qabto oo heerkaas gaarsiisan, waxaana wadan kasta shirka ku soo bandhigay khayraadka biyo ee uu leeyahay, ayadoo la baran doono inta shirku socdo hanaanka ugu wanaagsan ee khayraadka looga faa’ideysan karo, asaga oo wadan kasta dagsan doono Istiraatiijiyad u gooni ah oo uga shaqeysan karo ka faa’ideysiga khayraadkiisa.

Soomaaliya oo shirkaan lagu qabanayo, ayaa ah wadanka ugu xeebta dheer Afrika ee ka faa’ideysan kara khayraadka, waxaana shirka goobjoog ah Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda Kaluumeysiga, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo madaxa IGAD ee Soomaaliya u fadhiya.

Shirkaan, ayaa la soo xiri doonaa maalinka barri ah, Waxaana la rajeynayaa in wadamada Geeska Afrika ay ka faa’ideystaan khayraadkooda.

Previous Post

Sawirro: Xoogga dalka oo argagixisada ka xoreeyey deegaano hoos taga Baraawe

Next Post

Bangiga adduunka oo Soomaliya ugu deeqay $100 milyan oo Dollar 

Next Post
Bangiga adduunka oo Soomaliya ugu deeqay $100 milyan oo Dollar 

Bangiga adduunka oo Soomaliya ugu deeqay $100 milyan oo Dollar 

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In