Friday, May 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar Socday Muddo laba Isbuuc Ah Oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Tababar Socday Muddo laba Isbuuc Ah Oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta  Mudane Saciid Cabdulaahi Calsoow, ayaa maanta tababar u socday muddo labo todobaad  ah  u soo xiray tababarayaasha hoggaaminta Maxaliga, ee  maareeynta khilaafadka    iyo dhiirrigalinta hawenka,  leh hanka ka kheybgalka Dowlahaha hoose, Waxaana  ka Qeygalay tababaryaal iyo  Mas’uuliyiin  ka socday. dowlada heer Federaalka iyo heer Dowlad Goboleed  xubnaha ka mid ah  maamulka gobalka Banaadir.

Maareeyaha Machadka Dowladda hoose ee Xamar Cumar Faaruuq Cabdullaahi oo ka hadlay munaasbada lagu soo xiray tababarka,  ayaa yiri “ Waxaan kula dar-daarmayaa tababarayaashi ka Qeybgalay tababarka inay si sax ah u gaarsiiyaan dadka ay ka soo tageen Cilmigay barteen”.  Ayuu yiri; Cumar Faaruuq

Related posts

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

April 30, 2026

Agaasimaha Macadka Qaranka ee Dowladda hoose ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Cumar Maxamed Caalim,  ayaa sheegay tababarka ay qaateen tababaryaasha muddo 15 cisha ah in uu faa”iido u leeyahay dadkii ka Qeybgalay.

Agaasimaha guud ee Wasaradda Arrimaha Gudaha Feredaalka iyo Dib  U Heshiisiinta,ayaa  Mudane Saciid Cabdullaahi Calsoow aya yiri “ waxaan u mahadcelinayaa Macaliintii tababarka bixisay, tababarayaashii diyaarka u ahaa inay halkaan Cilmi ka bartaan,Waxaan ka rajaynaa Cilmigay halkaan ka barteen inay ugu adeegi doonaann bulshaday ka yimideen” ayuu yiri Agaasimaha guud ee Wasaradda Arrimaha Gudaha Feredaalka Mudane Saciid Cabdullaahi Calsoow

Gabagabadii Munaasbada waxaa shahaadooyin la guddoonsiiyay dadkii Qaatay Tababarka Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Feredaalka Dib U Heshiisiinta  .

Previous Post

Ergeyga Gaarka Oo Maanta Gaaray Magaalada Cadaado “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Galmudug Oo Bogaadiyay Doorashada Golaha Deegaanka Ee degmooyinka Galmudug

Next Post
Madaxweynaha Galmudug Oo Bogaadiyay Doorashada Golaha Deegaanka Ee degmooyinka Galmudug

Madaxweynaha Galmudug Oo Bogaadiyay Doorashada Golaha Deegaanka Ee degmooyinka Galmudug

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

April 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Gaaray Johannesburg kadib Casuumaad uu ka helay Jaaliyadda Soomaaliyeed

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Gaaray Johannesburg kadib Casuumaad uu ka helay Jaaliyadda Soomaaliyeed

April 30, 2026
0

wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress

April 30, 2026
0

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In