Tuesday, June 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kullan Ku Saabsan Horumarinta Mashaariicda Midowga Yurub Oo Lagu Qabtay Baydhabo

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Kullan Ku Saabsan Horumarinta Mashaariicda Midowga Yurub Oo Lagu Qabtay Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Maareynta mashriicda Midowga Yurub NAO ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, ayaa maanta Magaalada Baydhabo ku qabtay kullan wadatashi ah oo ku saabsan  hanaanka ay u socdaan mashaariicda sanduuqa horumarinta Midowga Yurub EDF/Projcets uu ka wado dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Macalin, ayaa furitaanka kullanka goobjoog ka ahaa, sidoo kale Waxaa qeyb ka ahaa Agaasimiyaasha guud Wasaaradahaaha Mashaariicda Mdiowga Yurub la falgala iyo Mas’uulayiin Sare oo ka socday Xafiiska NAO ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka.

Related posts

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

June 1, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

June 1, 2026

Iyada oo warbixin laga dhageeystay Madaxda Wasaaraddaha Mashruuca IlIED-ka qeybta ka ah iyo howlaha kale Midowga Yurub  ka waddo Koonfur Galbeed ee horumarinta, dhisnamaha dowladda hoose, Arrimaha Bulshada, Abaaraha , Amniga iyo soo nooleynta kaabayaasha dhaqaalaha, ayaa lagu falanqeeyay Mashaaricda Mira-Dhalay, Caqabadaha jira dhinac walbo iyo qaabka loo dar-dargalin lahaa howlaha harsan ee Horutebinta u leh xiligaan.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Kampala Ee Caasimadda Dalka Uganda

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada Oo digniin Adag U Dirtay Iskuulada Dalka

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Waxbarashada Oo digniin Adag U Dirtay Iskuulada Dalka

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

June 1, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Maalgelinta Cimilada (National Climate Fund – NCF) oo kaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha (MoEWR), isla markaana...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

June 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qayb...

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In