Wednesday, February 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo xilka la wareegay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo xilka la wareegay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali iyo Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Mudane Sheekh Cumar Cali Rooble.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku boggaadiyey Wasiirkii Hore, wakhtiga uu ku bixiyey u khidmeynta dalkiisa iyo diintiisa iyo sida uu diyaarka ugu yahay in uu shaqadan ku garab istaago Wasiirka xilka kala wareegay, isagoo tilmaamay muhiimadda ay wasaaraddani u leedahay toosinta dowladnimada iyo ilaalinta diinta iyo dhaqanka suubban ee dadka Soomaaliyeed.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo ku baaqday xoojinta habraacyada amniga gaadiidka

February 25, 2026
Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 10aad iyo 11aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 10aad iyo 11aad ee Dastuurka

February 25, 2026
Previous Post

Ergayga gaarka ah ee gurmadka abaaraha oo la kulmay Suldaanka Dawladda Cumaan

Next Post

Agaasimaha Guud ee W/ Qorsheynta iyo Gudoomiyaha maalgashiga Uganda oo heshiis gaaray

Next Post
Agaasimaha Guud ee W/ Qorsheynta iyo Gudoomiyaha maalgashiga Uganda oo heshiis gaaray

Agaasimaha Guud ee W/ Qorsheynta iyo Gudoomiyaha maalgashiga Uganda oo heshiis gaaray

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo ku baaqday xoojinta habraacyada amniga gaadiidka

February 25, 2026
0

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo shacabka Soomaaliyeed ku bogaadisay u hoggaansanaanta awaamiirta hay’adaha amniga iyo ku gacan-siinta...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 10aad iyo 11aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 10aad iyo 11aad ee Dastuurka

February 25, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 22-aad ee wadajirka ah ku yeeshay xarunta Golaha...

Dhismaha waddada Dhuusamareeb iyo Qaradhi oo la dhagax dhigay

Dhismaha waddada Dhuusamareeb iyo Qaradhi oo la dhagax dhigay

February 25, 2026
0

Munaasabadda dhagax-dhigga mashruuca kaabeyaasha waddooyinka Soomaaliya ee isku xiraya magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado ayaa si rasmi ah uga bilaabatay Madaxtooyada...

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

February 25, 2026
0

Ankara, 25 Febraayo 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, oo uu wehliyo Wasiirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In