Saturday, August 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Macdanta Oo Si Rasmi Ah Xilka Ula Wareegay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Macdanta Oo Si Rasmi Ah Xilka Ula Wareegay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed, ayaa xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradda, Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda uuna goob-joog ka ahaa Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka dalka Mudane Saalax Jaamac ayaa waxaa ka hadlay mas’uuliyiin kala duwan.

Related posts

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

August 15, 2026
Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

August 15, 2026

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka dalka Mudane Saalax Jaamac ayaa uga mahadceliyay Wasiirkii hore ee Wasaaradda mudane Cabdirashiid waxyaabaha u qabsoomay, isagoo kula dar daarmay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed in uu dardargeliyo waajibaadka Qaran ee loo igmaday.

Previous Post

Wasiirka Cusub Ee Caafimaadka Oo Xilka La Wareegay

Next Post

Akhriso Khudbadda Madaxweynaha Dalka Ee Shirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Ee Soomaaliya iyo Uganda

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee deggan dalka Isu-tagga Imaaraadka

Akhriso Khudbadda Madaxweynaha Dalka Ee Shirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Ee Soomaaliya iyo Uganda

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise,...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Danjire Axmed Jaamac Cumar Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Sudan ayaa noqday safiirkii ugu horeeyey ee...

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In