Sunday, June 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Safiirka Shiinaha

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Safiirka Shiinaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Waxbarashadda,Hiddaaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Farax Sheekh Cabduqaadir, oo la kulmay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mudane FEISHENGCHAO, ayaa kala Hadlay fududeynta Waxbarashada ardayda Soomaaliyeed ee deeqaha waxbarashadda ka hela Jaamacadaha dalka Shiinaha,.

kuwaasi oo aan fursad Waxbarasho ka helin 3 sano ee u danbeysay sababa la xariira Cudurka COVID-19 ee dunida ka dilaacay Sanadii 2019.Wasiirka waxbarashadda, ayaa sidoo kale ka codsaday Safiirka Shiinaha sidii Ardayda Soomaaliyeed ee ka qalin jabiya Jaamacadaha dalka loogu ogolaan lahaay sidii ay takhasus ugu sameyn lahaayeen Jaamacadaha dalka Shiinaha.

Related posts

Muqdisho oo martigelisay munaasabadda “Mahadsanid Madaxweyne”

Muqdisho oo martigelisay munaasabadda “Mahadsanid Madaxweyne”

June 21, 2026
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo xilka ku wareejiyay sii-hayaha xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo xilka ku wareejiyay sii-hayaha xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka

June 21, 2026

Safiirka Shiinaha, ayaa balan qaaday in uu gacan ka gaysan doono fududeynta qodobada ay isla soo qaadeen Wasiirka Waxbarashadda uuna la-wadaagi doono dowladiisa sidii loo fududeyn lahaay ka jawaabista codsiga Wasiirka Waxbarashadda Soomaaliya.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay danjiraha Dowlada UK u fadhiya Soomaaliya

Next Post

Wasiirka Warfaafinta Oo Kulan La Qaatay Safiirka Shiinaha U Fadhiya Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Warfaafinta Oo Kulan La Qaatay Safiirka Shiinaha U Fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta Oo Kulan La Qaatay Safiirka Shiinaha U Fadhiya Soomaaliya

Muqdisho oo martigelisay munaasabadda “Mahadsanid Madaxweyne”

Muqdisho oo martigelisay munaasabadda “Mahadsanid Madaxweyne”

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo loogu magac daray “Mahadsanid Madaxweyne” oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa lagu...

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo xilka ku wareejiyay sii-hayaha xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo xilka ku wareejiyay sii-hayaha xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo mashaariicda SINAAN daahfuray

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo mashaariicda SINAAN daahfuray

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay munaasabadda daahfurka mashaariicda...

Laamaha amniga oo ku raad-jooga shaqsiyaad fal anshax xumo ah kula kacay gabadh Soomaaliyeed

Laamaha amniga oo ku raad-jooga shaqsiyaad fal anshax xumo ah kula kacay gabadh Soomaaliyeed

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliiska Caasimadda ayaa wada baadi-goob xooggan oo lagu raadinayo eedeysanayaal ku eedeysan falal xadgudub ah oo ka dhan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In