Thursday, May 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Iiraan oo bilaabay dhoolatusyo

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Iiraan oo bilaabay dhoolatusyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

ciidamada Iiraan ayaa maanta oo Arbaca ah, bilaabay dhoolatusyo ay sameynayaan Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kuwaasoo ay ka qayb qaadanayaan cutubyo ka tirsan ciidamada Dhulka, Badda, Cirka iyo dhamaanba Ciidamad kala duwan ee difaaca Dalkaas.

Afhayeen u hadlay Ciidamada oo lagu magacaabo Mahmoud Mousavi, ayaa sheegay in dhoolatusyadan ay muddo laba maalmood ah ka socon doonaan hawada Iiraan iyo Biyaha Khaliijka.

Related posts

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026

Afhayeenka ayaa intaa ku daray in dhoola tusyada ay kaga dan leeyihiin sare u qaadidda tijaabooyinka Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, si looga hortago weerar kasta oo suurtagal ah in ay geystaan waxa uu ugu yeeray Ciidamada Cadawga.

Xukuumadda Washington ayaa horay Dehraan ugu eedeeysay in xulafadeeda gobolka ay ku taageerto farsamada diyaaradahan aan duuliyaha laheen, iyo in Ruushka ay siisay qaar ka mid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee dagaalka kula jira Ukraine, taas oo Moscow iyo Dehraan ay  si wada jir ah u beeniyeen.

Previous Post

Ciidamada Xoogga dalka oo degaano dhowr ah kala wareegay Al-shabaab

Next Post

Jawaari oo Xukuumadda faray in dastuurka KMG ay dhameestirto

Next Post
Jawaari oo Xukuumadda faray in dastuurka KMG ay dhameestirto

Jawaari oo Xukuumadda faray in dastuurka KMG ay dhameestirto

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
0

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

May 19, 2026
0

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Isku Aadka Qaramada Afrika loo qori tuuray

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Isku Aadka Qaramada Afrika loo qori tuuray

May 19, 2026
0

Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In