Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Mud. Ilyaas Cali Xasan iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda ayaa waxa ay maanta kulan la qaateen wafdi uu hoggaaminayo madaxa Niss foundation ee Soomaaliya Mudane Qaasim Gaabow.
Kulanka waxaa looga hadlay Barnaamiyada Xasilinta iyo dib u heshisiinta ee hayโadda Niss Foundation ka Fuliso Soomaaliya.
Wasiirka Wasaaradda ayaa bogaadiyay Kaalinta ay hayโadda Niss foundation ka qaadatay Arrimaha Xasilinta iyo Dib-u-heshisiinta , Balan qaadayna in ay si dhow ula shaqayaan Hayโadda Niss Foundation ee Soomaaliya.