Tuesday, June 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda Oo Kulan La Qaatay Agaasimeyaasha Waaxyaha Kala Duwan Ee Wasaaradda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda Oo Kulan La Qaatay Agaasimeyaasha Waaxyaha Kala Duwan Ee Wasaaradda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. CIlmi M. Nur iyo Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda marwo Raaxo Janaqow ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda, kulanka ayaa ahaa mid lagu dar-dar galinayo shaqooyinka muhiim ka ah ee Wasaaraddu u qabato bulshada Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa lagu lafa-guray sidii sare loogu qaadi lahaa shaqooyinka wasaaradda oo ay ugu horeyso soo saarka iyo kobcinta Dakhliga gudaha oo ah isha ugu muhiimsan dhaqaalaha iyo isbadalka Maaliyadda dalka.

Related posts

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026

“Waxa aan maanta kulan la yeeshay dhammaan Agaasimayaasha Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Maaliyadda. Waxa aan ka wadahadalnay dardar-gelinta shaqooyinka Wasaaradda oo ay ugu horayso dib-u-habeynta dhaqaalaha iyo kobcinta dakhliga gudaha.”. Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda oo hadalkiisa ku daray “Ballanqaadkeena iyo qorshaheenu waa kordhinta dakhliga gudaha, haagaajinta iyo horumarinta Maamulka Maaliyadda Guud ee Dalka”..

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dhageystay Warbixin Ku Aadan Dhismaha Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed (SICPA)

Next Post

Haweenka Gobolka Hiiraan Oo Garab Istaag U Muujiyay Ciidamada Qalabka Sida

Next Post
Haweenka Gobolka Hiiraan Oo Garab Istaag U Muujiyay Ciidamada Qalabka Sida

Haweenka Gobolka Hiiraan Oo Garab Istaag U Muujiyay Ciidamada Qalabka Sida

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In