Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haweenka Gobolka Hiiraan Oo Garab Istaag U Muujiyay Ciidamada Qalabka Sida

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Haweenka Gobolka Hiiraan Oo Garab Istaag U Muujiyay Ciidamada Qalabka Sida
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Haweenka ku dhaqan Magaalada Beledweyn ee gobalka Hiiraan ayaa maanta muujiyay garab istaaga Ciidamada  Dowladda iyo kuwa deegaanka.

Haweenka ayaa waxa ay ku wareejiyeen guddoomiyaha ururka dhallinyarada Gobolka Hiiraan raashiin nuucyadiisa kala duwan iyo agab biyaha ku qaataan, kuwaasi oo lagu wareejiyay ciidamada qalabka sida.

Related posts

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026

Haweenka ayaa waxa ay sheegeen in Mar walba garab siinayaan Ciidamada iyo dhallinyarada deegaanka ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab u istaagay.

Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya waxaa ka socda dagaalo lagu xureynayo degaanka kadib markii ay ka ceen bulshada oo garab ka helaya Ciidamada qalabka sida.

Magaalada Beledweyne waxaa ka socda kulamo kala duwan oo ay leeyihiin bulshada iyo Odoyaasha, waxaana looga hadlayaa dagaalada argagixisada lagula jira.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda Oo Kulan La Qaatay Agaasimeyaasha Waaxyaha Kala Duwan Ee Wasaaradda

Next Post

Ciidamada XDS iyo Kuwa Daraawiishta Galmudug Oo Gaaray Degmada Baxdo

Next Post
Ciidamada XDS iyo Kuwa Daraawiishta Galmudug Oo Gaaray Degmada Baxdo

Ciidamada XDS iyo Kuwa Daraawiishta Galmudug Oo Gaaray Degmada Baxdo

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In