Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Kalluumeysiga Soomaaliya Iyo xeeldheereyaal Caalami ah Oo kawaanka malayga “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Kalluumeysiga Soomaaliya Iyo xeeldheereyaal Caalami ah Oo kawaanka malayga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aaden, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Per Erik oo u dhashay dalka Norway iyo Peter Sol oo u dhashay Maraykanka oo ah xeeldheereyaal Caalami ah oo dhinaca kalluumeysiga iyo badaha ah, kuwaas oo ka tala bixinaya sida lagu horumarin karo kalluumeysiga gudaha, ilaalinta badqabka noole-badeed ka, ilaalinta fayadhowrka kalluunka iyo horumarinta xeebaha.

Wasiir Axmed, ayaa uga mahadceliyey aqbalaadda Casuumaadda uu u fidiyey iyo in ay diyaar u yihiin in ay Wasaaradda kala shaqeeyaan horumarinta arrimaha horutabinta u leh wasaaradda ee kalluumeysiga, ka faa’ideysiga kheyraadka Badda iyo sida ugu haboon ee Wasaaradda ay uga faa’ideysan karto fursadaha ay haysato.

Related posts

Garsoore Cumar Cartan oo dalka Kuwait uga qaybgalaya dhex-dhexaadinta kulan-ciyaareedka horyaalka Zain Premier League

Garsoore Cumar Cartan oo dalka Kuwait uga qaybgalaya dhex-dhexaadinta kulan-ciyaareedka horyaalka Zain Premier League

June 27, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

June 27, 2026

Xeeldheereyaasha oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda, ayaa kormeer ku tagay xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku taalla degmada Cabdicasiis, xarunta dad dhigista, iyo kawaanka malayga ee degmada Cabdicasiis.

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraad ka badda ayaa mudnaan siinaya sidii loo horumarin lahaa kalluumeysiga gudaha kaas oo qeyb mug leh ka qaadan kara kor u qaadidda wax soosaar dalka iyo horumarinta dhaqaalaha kuwaas oo kamid ah qorsheyaasha mudnaanta u leh xukuumadda dan Qaran. 

Previous Post

Wasiirka Beeraha Soomaaliya Oo Daah furay Shirka Madasha Qaran ee Beeraha “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Dhallinyarada Oo Dib U Howlgelineyso Kooxdii Fanaaniinta Ee Danan

Next Post
Wasaaradda Dhallinyarada Oo Dib U Howlgelineyso Kooxdii Fanaaniinta Ee Danan

Wasaaradda Dhallinyarada Oo Dib U Howlgelineyso Kooxdii Fanaaniinta Ee Danan

Garsoore Cumar Cartan oo dalka Kuwait uga qaybgalaya dhex-dhexaadinta kulan-ciyaareedka horyaalka Zain Premier League

Garsoore Cumar Cartan oo dalka Kuwait uga qaybgalaya dhex-dhexaadinta kulan-ciyaareedka horyaalka Zain Premier League

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa gaaray dalka Kuwait, kadib martiqaad rasmi ah oo uga yimid...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti,...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo gabagabeeyay safarkiisii shaqo ee Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo gabagabeeyay safarkiisii shaqo ee Dhuusamareeb

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo gabagabeeyay safar shaqo oo laba maalmood qaatay...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay Shabeellaha Dhexe

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal amni xaqiijin ah oo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay, deegaanno iyo tuulooyin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In