Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddi 25 Xubin Ka Kooban Oo Loo Xilsaray Xalinta Arrimo Ka Taagan Gaalkacyo

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddi 25 Xubin Ka Kooban Oo Loo Xilsaray Xalinta Arrimo Ka Taagan Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay ka qeyb galeen masโ€™uuliyiin, waxgaradka iyo Cullima’udiinka, ayaa maanta lagu qebtay magaalada gaalkacyo. Waxaana kulanka looga hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen koontaroolka dhanka koonfureed ee Magaaladaย  Galkacyo, Gawaarida ku xayiran,Siddii loogu soo deyn lahaa,Sida ugu dhaqsiyaha badan.

Kulanka, ayaa waxaa ka mid ah masโ€™uuliyiin ka qeyb galay Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Caddaalada iyo Garsoorka Galmudug Maxamuud Guure Guuleed.Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galkmudug ,Guddoomiye ku xigeenka Maxkamada Sare, ee Galmudug Sheekh Cabdulqaadir dhagayareย  Jenaraal,Cabdi jaamac Cabdule Xabeeb la taliyaha Amniga eeย  Madaxweynaha Galmudugย  Axmedย  cabdi kaariye Qoor Qoor, Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Galmudugย  Gashaanle Sare Maxamed Nuur Cali, Taliyaha Qeybta Booliiska Gobalka Mudug Gashaanle dhaxe Cali Muuse Maxamuud, Duqa Dagmada Galkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan, Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Mudug ee Galmudug Axmed Maxamed Shire Qoodaar, Agaasimihii Hore ee Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi aadan Gaboobe iyo Qaar ka mida Odayaasha dhaqanka iyo Cullimada Gobalka Mudug.

Related posts

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026

Gunaanadka kalfadhiga koowaad ee kulanka, ayaaย  lagu magacaabay guddi ka kooban 25 xubnood, kuwaas oo ka shaqeyn doona meelย  marinta iyo ka shaqeynta sidii si nabad iyo is afgarad loogu dhameyn lahaa Caqabadaha taagan.

Kulanka maantaย  waxa uuย  kusoo beeg mayaa xilli xaalad cakarin ay ka jirto Qeybo ka mida magaalada Galkacyo taas oo abuurtay in Gawaari aad u badan iyo rakaabkii la socday ay ku xayirnaadaan koontaroolka dhanka koofureed ee Magaaladaย  Gaalkacyo.

Previous Post

Somalia Is potentially A Rich Country

Next Post

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya Oo Kula La Qaadatay Safiirka Shiinaha

Next Post
Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya Oo Kula La Qaadatay Safiirka Shiinaha

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya Oo Kula La Qaadatay Safiirka Shiinaha

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In