Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka wasaaradda Deegaanka oo ka qeyb-gashay shirka golaha loo dhan yahay.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka wasaaradda Deegaanka oo ka qeyb-gashay shirka golaha loo dhan yahay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimmilada Soomaaliya, Khadiija Mohamed Al-makhzoumi, ayaa ka qeyb gashay xafladda furitaanka meertada 77-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, kaasoo Ka dhacaya New York ee dalka Mareekanka.

Shirka ayaa sanadkan looga hadlayaa arrimo dhowr ah oo ay ugu horreeyaan Isbeddelka Cimilada, cunno yarida,  tamarta,  shaqo la’aanta, awood-siinta haweenka, iyo waxbarashada.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

July 11, 2026

inta uu socdo shirka waxay kulan doceedyo la qaadan doontaa qaar ka mid ah madaxda dowladaha gobolka iyo sidoo kale wakiillo ka socda hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa gobolka si wax looga qabto Isbeddelka Cimilada iyo Arrimaha deegaanka.

Previous Post

Wasiirka gaashaandhigga oo bogaadiyay howlgallada ay ciidanka xoogga iyo shacab iskaashana ka wadaan gobollo ka mid ah dalka.

Next Post

Wasiirka Beeraha XFS Oo Kulan La Qaatay Safiirka Talyaaniga U Fadhiya Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Beeraha XFS Oo Kulan La Qaatay Safiirka Talyaaniga U Fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Beeraha XFS Oo Kulan La Qaatay Safiirka Talyaaniga U Fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

July 11, 2026
0

Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

Ururka JSP  oo xarun cusub ka hirgeliyey Gaalkacyo

Ururka JSP oo xarun cusub ka hirgeliyey Gaalkacyo

July 11, 2026
0

Mas'uuliyiin ka tirsan hoggaanka sare ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP), xubno isugu jira Xildhibaanno, Wasiirro, Sanatarro, iyo masuuliyiin ka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Hoggaanka Dalladda Midowga Dalxiiska

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Hoggaanka Dalladda Midowga Dalxiiska

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay Hoggaanka Dalladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In