Wednesday, June 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Guddoomiyay Kulan Ku Saabsan Doorka Haweenka Ee Hay’addaha Dowladda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Guddoomiyay Kulan Ku Saabsan Doorka Haweenka Ee Hay’addaha Dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Jaama,c ayaa guddomiyey kulan looga hadlayey doorka Haweenka ay ku leeyihiin Hay’addaha Dowladda iyo caqabadaha ka haysta helista xilalka sare, kaasi oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqal Insaanka.

Kulankan ayaa lagu lafa guray caqabadaha ay kala kulmaan Haweenka shaqada iyo in xilal muuqda ay ka qaban karaan xafiisyada dowladda, iyadoo la isla qaaday in loo baahan yahay in dhiirigalin iyo dalacsiin la siiyo dumarka dadaalka dheeraadka ah muujiya.

Related posts

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka, ayaa xusay muhiimadda ay haweenku u leeyihiin Hay’addaha Dowladda isla markaana in ay waajib tahay in haweenka lagu dhiiri galiyo shaqooyinka dowladda, isla markaana xukuumadda Dan-Qaranna ay kor u qaadayso dhiiri galinta Haweenka ee dhinacyada shaqaalaysiinta iyo ka qayb galka siyaasadda dalka.

Kulanka waxaa goob jooga aha Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka, Taliye ku xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed, Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka, Xisaabiyaha guud ee Qaranka, Guddoomiye ku xigeenka bangiga dhexe, Agaasimaha guud ee xarunta warbixinnada maaliyadda, Agaasimayaal iyo la taliyayaal sare ee xafiisyada Dowladda.

Previous Post

Qorsheyaasha Hortebinta Uleh Wasaaradda Ganacsiga Oo Laga Hadlay

Next Post

Ciidamada XDS Oo La Wareegay Deegaanka Labi-dulle

Next Post
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ku dilay lix ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab

Ciidamada XDS Oo La Wareegay Deegaanka Labi-dulle

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In