Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadka Danta-yar Ee Ku Sugan Baladweyne Oo Deeq Rashin ah La Gaarsiiyay

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Dadka Danta-yar Ee Ku Sugan Baladweyne Oo Deeq Rashin ah La Gaarsiiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku dhawaad 200 Qoos oo danyar ah oo ay saameeyn ku yesheen Qaraxyadii dhawaan ka dhacay Beledweyne,ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya gaarsiiysay deeq rashin ah oo lagu talagalay in lagu caawiyo Dadkaas.Deeqdan oo ka koobneyd, Raashinka Nucyadisa kala duwan,.

Wasaaradda Gargaarka Hirshabelle oo kaa shaneyso hay. Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka,ayaa Qeybinta Deeqdaan ka bilaawday Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan.

Related posts

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026

Agasimaha guud ee Wasaaradda Gargarka Hirshabelle Cabdifitaax Maxamed Yuusuf ” Waxaa maanta dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne ee dhibaatada soo gaartay la gaarsiiyay Raashin oo ah waxyaabaha muhiimka u ah nolasha aaddanaha,Markii Biyaha laga soo tago.Dadka maanta deeqda lagaarsiiyay ayaa u badnaa dad danyar ah oo markii hore kujiray nolol adag”. AYuu yiri Agaasime Cabdifitaax Maxamed Yuusuf.

Dowladda Soomaliya ayaa muddooyinkii u dambeeyay wadday, dadaaloo lagu caawinaayo dadka Soomaaliyeed oo ay abaraha Sameeyeen kajira Gobalada Dalka .

Tags: Deeq Rashin ah Oo La Gaarsiiyay Dadka Danta-yar Ee Ku Sugan Baladweyne
Previous Post

Madaxweynaha Puntland Oo Furay Shirka Horumarinta Beeraha “SAWIRRO”

Next Post

Sheekh Aadan (Madoobe) Oo Booqday Xarunta Hay’adda (IAEA)

Next Post
Sheekh Aadan (Madoobe) Oo Booqday Xarunta Hay’adda (IAEA)

Sheekh Aadan (Madoobe) Oo Booqday Xarunta Hay’adda (IAEA)

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In