Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxa Hay’adda Qaxootiga Adduunka Oo Gaaray Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxa Hay’adda Qaxootiga Adduunka Oo Gaaray Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo uu Wehliyo Guddoomiye ku xigeenka Gobolka mudug Axmed Shire Qodaar ayaa Maanta Degmada Gaalkacyo kusoo dhaweeyey Wafdi Balaaran uu horkacayay Madaxa Hay’adda Qaxootiga adduunka (UNHCR) Filippo Grandi.

Wafdigaan ayaa  Gaalkacyo u yimid inay ka ogaadaan Xaaladaha dhanka nolosha ah ee ay ku sugan yihiin dadka barakacyaasha ah ee Magaalada Gaalkacyo.

Related posts

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026

Wafdiga ayaa soo kormeerey qaar ka mid ah kaamamka barakacyaasha ah ee Magaalada Gaalkacyo oo xiligaan adeg wajahaya Xaaladaha dhanka nolosha ah ee Magaalada Gaalkacyo.

Madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) mudane Filippo Grandi ayaa sheegay in la kordhin doono guryaha xalka waara si dib u dajin iyo gargaarba loogu fidiyo barakacayaasha waxa uuna ballanqaaday in ay kordhin doonaan dhaqaalaha lagula tacaalayo xaaladda abaaraha iyo barakacayaasha Soomaaliya.

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Dilay Seddex Xubnood Oo Ka Tirsanaa khawaarijta 

Next Post

Wasiirka Warfaafinta Oo Khudbad Ka Jeediyey Shirka 12aad Ee Wasiirada Warfaafinta Dalalka Iskaashiga Islaamka

Next Post
Wasiirka Warfaafinta Oo Khudbad Ka Jeediyey Shirka 12aad Ee Wasiirada Warfaafinta Dalalka Iskaashiga Islaamka

Wasiirka Warfaafinta Oo Khudbad Ka Jeediyey Shirka 12aad Ee Wasiirada Warfaafinta Dalalka Iskaashiga Islaamka

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In