Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Kulan Sagootin La Qaatay Safiirka Qatar Ee Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Kulan Sagootin La Qaatay Safiirka Qatar Ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac Huruse ayaa maanta kulan sagootin ah kula yeeshay xafiiskiisa Safiirka Dawladda Qatar ee Soomaaliya Mudane Xasan bin Xamza Asad Mohammed Hashim, oo shaqadiisii safiirnimo ee uu ku joogay dalka Soomaaliya siddeeddii (8) sano ee ugu dameysey soo gunnaanaday.

Wasiirka ayaa uga mahadceliyay xiriirkii iyo wada shaqayntii wanaagsanayd ee uu la lahaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah iyo taageerada ay dawladda Qatar marwalba la garab taagan tahay dalkeena Soomaaliya.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Danab oo markale muujiyay garab istaagga shacabka

Ciidanka Kumaandooska Danab oo markale muujiyay garab istaagga shacabka

February 18, 2026
Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026

Previous Post

Wasiirka Qorsheynta XFS Oo Soo  Bandhigay Qorshaha Dowladda Ee Deegaannada Laga Saaray kooxaha Argagixisada

Next Post

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo isbitaalka ku booqday Prof Jawaari

Next Post
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo isbitaalka ku booqday Prof Jawaari

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo isbitaalka ku booqday Prof Jawaari

Ciidanka Kumaandooska Danab oo markale muujiyay garab istaagga shacabka

Ciidanka Kumaandooska Danab oo markale muujiyay garab istaagga shacabka

February 18, 2026
0

Maanta oo ay ku beegan tahay maalinta 1-aad ee bisha barakeysan ee Ramadan, Ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed...

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
0

Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika – Waxaa ka dhacay kulan u dhexeeyay safiirrada dalalka Carabta ee fadhigoodu yahay Koonfur Afrika iyo...

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka...

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026
0

Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In