Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax dhigay dhismaha Xafiisyada Hayโaddaha Dowladda ee ka hawlgelaya dekedda Garacad.
Horumarinta Kaabayaasha dhaqaalaha maamulka iyo dhagax-dhigida dhismaha xarumaha muhiim ka ah ee maamulka waxa ay meelsare uga jirtaa siyaasadda Xukumadda maamul Goboleedka Puntland.
Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Puntland iyo Guddiga Shirkadda Wadaagsan ayaa Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ku wehelinaayey dhagax dhigga.