Saturday, August 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar Ku Saabsan Maareenta Waqtiga Oo Loo qabtay Shaqalaha Dowladda

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Tababar Ku Saabsan Maareenta Waqtiga Oo Loo qabtay Shaqalaha Dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Federaalka,ayaa soo xiray Tababar ku saabsan Maareynta Waqtiga iyo u Hoggaansanaanta Sharciga iyo Anshaxa Shaqada.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Cusman Libaax Ibraahim, ayaa maanta soo xiray tababar ku saabsanaa maareynta waqtiga iyo u hoggaansanaanta sharciga iyo anshaxa shaqada.

Related posts

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š  ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

Munaasabadda xiritaanka, ayaa waxa goob joog ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Abdullahi Maxamed Cali, iyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta iyo Cilmi baarista Mudane Salaad xuseen cabdullahi.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshadda xukuumada federaalka soomaaliya aya xiritaanka tababarka ka sheegay muhiimadda ay leedahay sare u qaadida aqoonta iyo xirfadaha shaqo ee shaqaalaha dowladda.

โ€˜โ€˜Sare u qaadida aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha dowladda waxay muhiim u tahay howlaha shaqo ee hor yaala xukuumadda federaalka soomaaliya si muwaadiniinta soomaaliyeed u helaan adeeg ku dhisan tayo iyo xirfad sareโ€™โ€™ayuu ku daray Wasiir ku xigeenka.

Sidoo kale Wasiir ku xigeenka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshadda xukuumada federaalka soomaaliya Mudane Cusmaan Libaax ibraahim,ayaa goobta ka sheegay

โ€˜โ€˜joogteynta tababaradda waxay dowr weyn ka qaadan karaan tayadda adeega shaqo ee Wasaaradda bixisoโ€™โ€™

Tababarka maanta la soo xiray oo uu bixinaaye khabiir ka tirsan Wasaaradda, Mudane Salaad Xuseen Cabdulle, ayuu diiradda ku saaray Maareynta Waqtiga iyo u Hoggaansanaanta Sharciga.

Gabagabadda, munaasabadda Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshadda xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Mudane Cusmaan Libaax Ibraahim, ayaa ku booriyey shaqaalaha in ay joogteeyaan ka qaybgalka tababaradda Wasaaradda bixiso, Wasaaradda waxa ay masโ€™uul ka tahay tababaradda shaqaalaha dowaladda, iyadoo qorshaha sanadka soo socda uu noqon doono in la kordhiyo tababarada ay bixiso Wasaaradda.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda ayaa yiri ” waa inay dhammaan shaqaalaha Dowladda soo xaadiraan goobahooda shaqadda, lana sameeyo suul saarka soo galidda iyo ka bixista shaqaddaโ€™โ€™.

Previous Post

Wasaaradda Maaliyadda Oo Soo Bandhigtay Qorshaha Horumarinta dhaqaalaha 2023

Next Post

Wasaaradda Qorsheynta ka shirtay dardargelinta qorshaha hortebinta u leh Wasaaradda

Next Post
Wasaaradda Qorsheynta ka shirtay dardargelinta qorshaha hortebinta u leh Wasaaradda

Wasaaradda Qorsheynta ka shirtay dardargelinta qorshaha hortebinta u leh Wasaaradda

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
0

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š  ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

August 22, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...

Ciidanka Xoogga Dalka  oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

August 22, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

August 22, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In