Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa deeq raashin ah gaarsiisay dadka ku nool degmada Bardaale ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Raashinkan oo loogu talagalay 266 qoys ayaa waxaa ka mahadceliyay dadka gaanka, raashinka ayaa sidoo kale laga gaday ganacsatada deegaanka.
Hay’adda SoDMA ayaa tan iyo markii dib loo howlgeliyay dadaal badan ugu jirto sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka tabaaleysan ee ku nool meel badan oo dalka ka mid ah.