Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Awqaafta Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Wasiiradda D/Goboleedyada 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Awqaafta Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Wasiiradda D/Goboleedyada 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xil Saalax Shariif Sayid Cali oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed.

Wasiir Saalax, ayaa Wasiirada uga Warbixiyay howlaha uqabsoomay Wasaaradda sanadkii 2022, Qorshaha Wasaaradda ee 2023, Barnaamijka Xukuumada #DANQARAN ee Ciribtirka afkaaraha kooxaha Khawaarijta iyo muhiimada Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u leedahay gaarida deeganada laga xoreeyay kooxaha Khawaarijta ee caadeystay daadinta dhiiga shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Wasiirka, ayaa sidoo kale adkeeyay muhiimada ay Qarankan uleedahay iskaashiga Wasaaradaha labada Heer, isagoo xusay in Wasaaraddu diyaarisay Culimo aqoon sare u leh dabargoynta Afkaraaha Xagjirnimada oo dhawaan ka howlgali doona furimaha dagaalka iyo deegaanada laga xoreeyay cadowga Khawaarijta ah.

Previous Post

Jaamacadda Upeace oo ku deeqday 100 kun oo dhir ah, si ay u taageeerto hindisa dib u cagaareynta Soomaaliya

Next Post

Somalia’s bid to plant 10-million trees get boost in Upeace donation of 100k treelings

Next Post
Jaamacadda Upeace oo ku deeqday 100 kun oo dhir ah, si ay u taageeerto hindisa dib u cagaareynta Soomaaliya

Somalia's bid to plant 10-million trees get boost in Upeace donation of 100k treelings

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In