Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Gudoomiyey Shirka Gollaha Wasiiradda maamulkaas.
Shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa looga Hadlay Arimaha Amniga, Garsoorka, Maamul Daadejinta iyo Udiyaar Garowga Shirka Dib-uheshiisinta Koonfur Galbeed.