Sunday, August 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Khayraadka Qaranka Oo Kulan La Qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradda kalluumeysiga 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Guddiga Khayraadka Qaranka Oo Kulan La Qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradda kalluumeysiga 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Khayraadka Qaranka kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray massuuliyiinta Wasaraadda Kalluumaysiga iyo dhaqaalaha buluugga ah.

Kulanka oo uu shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka guddiga Khayraadka Qaranka Aqalka Sare Senator Xasan Iidow Maxamed (Kobac).

Related posts

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026

Kulanka ayaa ajandihuusu ahaa qodob ay ka mid yihiin.

1.Qorshe howleedka sanad laha ah ee Wasaraadda u degan.

2. Liiska maraakiibta la siiyay shatiyada iyo wadamada laga leeyahay

3. Qorshaha Wasaaradda uga degan xiriika Dowlad Goboleedyada iyo warbixin ku saabsan Khayraadka Badda

Massuuliyiinta Wasaaradda oo uu hoggaaminayay Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga Mudane Axmed Xasan Aadan, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maxamuud Sheekh cabdullaahi ayaa xubanaha Guddiga Khayraadka Qaranka Aqalka Sare uga jawaabay dhammaan su’aalihii ay qabeen.



 

Previous Post

Puntland Oo Soo Celisay Xoolo Dhawaan laga Dhacay Xoola Dhaqatada Galmudug

Next Post

Wasiirka Arr. Gudaha XFS Oo Kormeeray Xarunta Hay’adda Qaxootiga Qaranka

Next Post

Wasiirka Arr. Gudaha XFS Oo Kormeeray Xarunta Hay’adda Qaxootiga Qaranka

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In