War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxda Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa waxa ay ku wargelinaysaa qeybaha kala duwan ee bahwaynta Waxbarshada dalka in ay si mug iyo miisaan leh uga soo qeyb galaan isku soo baxa kacdoonka Shacabka ee berri Ka dhici doona Garoonka Eng Yariisow degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir.
Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
14-ka Oktoobar,gaar ahaab 2017-kii waaa dhacdo aad u xanuun badan oo laheyd naxdin iyo amakaag,,kadib kolkii maalin qura ay dhibaatooyin...