Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda SOMDA Oo Deeqo Kala Duwan U Qeybisay Barakacayaasha Ku Sugay D.Deyniile

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Hay’adda SOMDA Oo Deeqo Kala Duwan U Qeybisay Barakacayaasha Ku Sugay D.Deyniile
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda maareeynta Masiibooyenka Soomaaliyeed ee SODMA, ayaa gaarsiisay kaamamka Barakacayaasha Ramaas , damalay , baryo samo ee Dagmada Dayniile deeq raashin ah oo isugu jirta qeybaha kala duwan ee Raashinka iyo agabyo kale oo ay u baahnaayeen.

Qoysaskaan oo ah kuwa cusub, ayaa gaaraaya 600 qoys,oo  isu gujira qoysas kasoo barakacay  Shebeelada dhexe iyo Shabeelada Hoose.Hey’adda SODMA waxay mar walba u taagan tahay sidii xalwaara loogu hili lahaa barakacaasha siibadanayo oo maalinba maalinta ka danbaysa soo gaaraayo dalka.

Related posts

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026

Hay’adda maareeynta Masiibooyenka Soomaaliyeed ee SODMA, ayaa gaarsiisay kaamamka barakacayaasha Ramaas , damalay , baryo samo ee Dagmada dayniile deeq raashin ah oo isugu jirta Bariis , Bur ,Baasto , Saliid , Digir , Looska Nooca Shiidan , Malay , Fuulka Gasacaysan. Sidoo kale waxaa lasiiyay Agabyo ay u baahnaayeen oo kala ah  Busti , Boorsada Buugaagta Waxbarashada , Marakaneeco Iyo Baaldi Wayn , Saabuun Qabays.

Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Soomaaliya ee  SODMA, ayaa u taagan inay si dag dag ah ugu jawaabto baahiyaha dadka Barakacayaasha ah ee ku sugan dalka,SODMA oo ah hay’ad ka jawaabto daruufaha heesto dadka Soo hayaamay eek u sugan dalka.

Previous Post

Bayaan Ka Soo Baxay Madaxtooyada Galmudug Oo Lagu Boggaadiyay Ciidanka Qalabka Sida

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dalka Denmark

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dalka Denmark

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dalka Denmark

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026
0

Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In