Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo agab Caafimaad kala wareegtay CIMIC

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo agab Caafimaad kala wareegtay CIMIC
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiro Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr Maryan Maxamed Xuseen iyo Agaasimaha Guud ee Isbitaal Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir Fartuun Shariif Maxamed, ayaa Mashiino kala duwan oo casriya oo  loogu talagalay Horumarinta Isbitaalka gaar ahaan qeybta sheybaarka kala wareegay Cutub ka tirsan Ciidamada Talyaaniga ee taakuleynta ee loo soo gaabiyo (CIMIC).

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr Maryan Maxamed Xuseen ayaa ugu horeyn Talyaaniga uga mahadcelisay doorka weyn oo ay ka qaatyn dayactirka iyo qalabeynta Isbitaalka Banaadir, waxayna dhinaca kale xustay in mashiinadan casriga ah loogu adeegi doono Hooyada iyo dhallaanka oo ah kuwa bulshada ugu nugul.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Madaxa Cutubka Ciidamada Talyaaniga ee Taakuleynta Colonel Domenico Di Carluccio, ayaa sheegay inay qalabkaan ugu talagaleen horumarinta Isbitaalka Banaadir, isla markaana ay sii xoojin doonaan garab istaaga Isbitaalka oo si bilaasha ugu adeega Hooyada iyo dhallaanka.

Ugu dambeyn, mas’uuliyinta ayaa ayaa si wadajir ah u kormeermay qeybo ka mida ah Isbitaalka oo ay ka socdeen shaqooyinka maalinlaha ah ee u gargaarida iyo baxnaaninta bukaanada isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda XFS oo arrimo muhiim ah kala hadlay madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika

Next Post

Xubin ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka

Next Post
Xubin ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka

Xubin ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In