Saturday, May 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga dib-u-eegista Dastuurka oo kulan kula qaatay Wasiirka Cadaaladda 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga dib-u-eegista Dastuurka oo kulan kula qaatay Wasiirka Cadaaladda 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka, ayaa maanta xafiiskooda kulan kula qaatay Wasiirka Wasaraadda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Macalin Maxamuud.

Kulanka oo ku saabsanaa kala warqaadasho iyo is xogwaraysi guud, ayaa diiradda lagu saaray hannaanka shaqo ee guddiyada Dastuurka iyo Wasaaradda, waxyaabaha hortabinta leh iyo dedejinta soo dhisida gudiga madaxa bannaan ee Dib u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka oo wasiirka la faray in la soo magacaabo dad aqoon, karti iyo xirfad u leh Dastuurka luuqad qaanuuni ahna wax ku qori kara.

Related posts

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo dastuurka oo dhankiisa ka jawaabay su’aalo ay waydiiyeen xubnaha guddiga, ayaa bogaadiyay shaqada guddiga Datuurka iyo sida dhaqsaha leh ee ay isula jaanqaadeen, isagga oo xusay in Xukuumadda Dan Qaran ay ka go’antahay dhameystirka dastuurka.

Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka Mudane Xuseen iidow oo kulanka soo xiray ayaa Wasiirka uga mahad celiyay sida uu warbixinta uga siiyay su’aalihii la waydiiyay iyo sida ay uga go’antahay qabyo tirka Dastuurka iyo la shaqaynta guddiyada Dastuurka.

Previous Post

Kulan ku saabsanaa sidii gargaar loo gaarsiin lahaa goobaha khawaarijta laga saaray oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada

Madaxweynaha Hirshabeelle oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In