Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan ku saabsanaa sidii gargaar loo gaarsiin lahaa goobaha khawaarijta laga saaray oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Kulan ku saabsanaa sidii gargaar loo gaarsiin lahaa goobaha khawaarijta laga saaray oo lagu qabtay Dhuusamareeb 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ku saabsanaa siddii gargaar loo gaarsiin lahaa degaanada dhawaan laga xurreeyay khawaarijta, oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee maalmulka Galmudug.

Waxaana si wadajir ah u soo qaban qaabiyay kulankaan Madaxtooyada Galmudug, Wasaaradda Gargaarka ee Galmudug.Waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka socotay Hay’addaha samafalka,Wasaaradaha ka shaqeeya arrimaha Bulshada.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Doorka Amni sugidda ayay goobta ka ballan qaadeen mas’uuliyiinta dowladda ee kulanka ka qeybgalayay, halka hey’addaha gargaarka la farey in ay qiimeyn u tagaan deegaanada iyo degmooyinka laga dul qaaday Argagaxisada la hartey si kaalmo degdeg loogu helo bulshada la tabaaleysan darxumada ay badeen kooxihii mudada xoogga ku heystay.

Waxaa halkaa looga mahadceliyey degmooyinka xorta ah oo ku deeqay gargaar, isugu jira Raashin iyo Agab kale oo dhawaan lafilaayo in la gaarsiiyo goobaha khawaarijta laga saarey.

Kulankaan looga arrinsannayay Gargaar gaarsiinta deegaanada la xorreeyay ee Gobolada Mudug iyo Galgaduud, ayaa kusoo aadaya xili gurmadkii ugu horreeyay uu maanta gaarey Degmada Xarardheere, halkaa oo tan iyo markii khawaarijta laga saarey ay ku sugnaayeen mas’uuliyiin uu kamid yahay Madaxweynaha Galmudug.

Previous Post

Wasiirka Dhallinyarada XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Fanaanka Cabdirashiid Muxyadiin

Next Post

Guddiga dib-u-eegista Dastuurka oo kulan kula qaatay Wasiirka Cadaaladda 

Next Post
Guddiga dib-u-eegista Dastuurka oo kulan kula qaatay Wasiirka Cadaaladda 

Guddiga dib-u-eegista Dastuurka oo kulan kula qaatay Wasiirka Cadaaladda 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In