Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Dhallinyarada XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Fanaanka Cabdirashiid Muxyadiin

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Dhallinyarada XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Fanaanka Cabdirashiid Muxyadiin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka faa’iidaysanaysa hibada dhallinyarada Soomaaliyeed, ayaa bilaabaysa Olole Wacyigelin ah oo ballaaran oo ay ugu horeeyaan mid dhallinyarada Soomaaliyeed looga digo halista Maandooriyaha ( Daroogada) looguna sheego kaalinta dhallinyarada ee dowlad dhiska iyo Nabadda dalka ku leeyihii .

Wasiirka Wasaaradda Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliso Agaasimaha waaxda Hal-abuurka iyo wacyigelinta Dhallinyarada Ikraam Cabdullaahi Jogow, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Fanaanka ahna Hal-abuurka Soomaaliyeed ee Cabdirashiid Muxyadiin Kaalmow oo hormuud u ah Olole ay kooxo dhallinyaro ahi bilaabeen oo xoogga lagu saari kaalinta Fanka ee Nabadda is-dhexgalka iyo la dagaalanka Hayb-sooca.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Wasiirka Maxamed Barre Maxamuud, ayaa bogaadiyay Fanaan Cabdirashiid iyo kooxaha Dhallinyarada ee uu horumarka u yahay isagoo xusay in wacyigelinta Dhallinyarada ee xagga Maandooriyaha xoogga la saaro maadaama uu yahay halista ugu weyn ee dhalinyaradu wajahayso maanta Argagixisada ka dib.

“Cadowga labaad ee dhallinyarada Soomaaliyeed in laga xorreeyo u baahan waa Maandooriyaha ( Daroogada) oo halis weyn ku haysa u baxii mustaqbalka” Ayuu yiri Wasiir Maxamed Barre Maxamuud.

Tags: Wasiirka Dhallinyarada XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Fanaanka Cabdirashiid Muxyadiin
Previous Post

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo kulan la yeeshay qaar kamid ah Hay’addaha Gargaarka

Next Post

Kulan ku saabsanaa sidii gargaar loo gaarsiin lahaa goobaha khawaarijta laga saaray oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Next Post
Kulan ku saabsanaa sidii gargaar loo gaarsiin lahaa goobaha khawaarijta laga saaray oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Kulan ku saabsanaa sidii gargaar loo gaarsiin lahaa goobaha khawaarijta laga saaray oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In