Guddiga Arrimaha Gudaha , maamullada Gobollada iyo amniga ayaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderaalka iyo dib u heeshiisiinta kulan kula yeeshay Xaruunta Golaha iyo guddiyada ee villa Hargeisa
Kulanka ayaa looga hadlayey hawlaha hortabinta u leh Wasaaradda sidoo kale Guddiga ayaa waydiiyey su’aalo oraaheed Wasiirka, iyagoo u muujiyey inay diyaar u yihiin inay Wasaaradda kala shaqeeyaan meel kasta oo ay caqabad ka soo waajahdo.qabad kasoo wajahdo.