Guddiga Arrimaha Gudaha , maamullada Gobollada iyo amnigaย ayaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderaalka iyo dib u heeshiisiinta kulan kula yeeshay Xaruunta Golaha iyo guddiyadaย ee villaย Hargeisa
Kulanka ayaa looga hadlayey hawlaha hortabinta u leh Wasaaradda sidoo kale Guddiga ayaa waydiiyey su’aalo oraaheed Wasiirka, iyagooย u muujiyey inay diyaar u yihiin inay Wasaaradda kala shaqeeyaan meel kasta oo ay caqabad ka soo waajahdo.qabad kasoo wajahdo.























