Friday, June 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dad ku geeriyooday Dhul-gariir mar kale ka dhacay Turkiga

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Dad ku geeriyooday Dhul-gariir mar kale ka dhacay Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Labo Dhul-gariir ayaa waxay xalay ka dheceen Gobalka Hatay ee dalka Turkiga, oo dhaca xuduudka ay wadagaan dalka Suuriya.

Hay’adda Masiibooyinka iyo Maaraynta Gurmadka Degdega (AFAD) ee Turkiga, ayaa sheegtay inuu Dhul-gariirka Koowaad uu ka dhacay degmadda Defne 5:04 daqiiqo  xilliga (GMT), kaasi oo Halbeegiisu ahaa 6.4 Richter Scale.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Sidokale Dhul-gariirkii Labaad oo Halbeegiisu yahay 5.8 Richter Scale, ayaa ku dhuftay degmadda Samandağ ee Gobalka Hatay ee dalka Turkiga.

Sida ay sheegtay warbaahinta Turkiga, Laba Dhul-gariir ayaa waxa u dhexeysay muddo 3 daqiiqo ah, arrintaas oo dadka dareensiisay Cabsi aad u daran.

Saddex qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen, halka ay 213 kalena ku dhaawacmeen Dhul-gariirkii xalay ka dhacay Koonfurta dalka Turkiga, gaar ahaan degaanada ku teedsan xuduudka ay la wadagaan dalka Suuriya.

Bishan February 6-dii, ayaay aheed markii labo Dhul-gariir oo Halbeegoodu ahaa 7.7 iyo 7.6 Richter Scale uu ku dhuftay Koonfurta Bari ee dalka Turkiga, waxaana ku geeriyootay ugu yaraan 41,156 qof, halka ay tiro intaa ka badana ay ku dhaawacmeen.

Previous Post

Wasaaradda amniga oo beenisay warar laga faafiyey barnaamijka dhaqancelinta dadka ka yimaada Khawaarijta

Next Post

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo

Next Post
Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In