Thursday, June 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaaraha X.F.S oo Culimada Soomaaliyeed ugu baaqay inay Ummadda ka wacyi galiyaan musuq maasuqa

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaaraha X.F.S oo Culimada Soomaaliyeed ugu baaqay inay Ummadda ka wacyi galiyaan musuq maasuqa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ugu baaqay inay door ka qaataan la dagaallanka musuq-maasuqa.

Mudane, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in dadka xilalka haya ay inta badan marin habaabiyaan dadka ehelka u ah, saaxiibbo iyo kuwo uu ku sheegay hantiilayaal, si aad iyaga ugu noqotid addoon ay ka samaystaan wixii ay rabaan.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo ka hadlayay Shir sanaddeedka xeer ilaalinta oo shalay lagu qabtay Muqdisho ayaa intaa raaciyay in ay Culimadu ka wacyi geliyaan halista uu musuqu leeyahay.

“Culimada Sooomaaliyeed waxa looga bahan yahay in ay bulshadda ka wacyi galiyaan dabarka Musuq maasuqa “  ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa dadka mas’uuliyiinta ugu digay inay iska ilaaliyaan kuwa danaha gaarka ah leh ee doonaya inay xumaanta faraan kuna riixaan xaaraan iyo ku takrifal awoodeed.

Previous Post

Qaramada Midoobay oo Bayaan ka soo saaray Dhul ballaarsiga Israa’iil

Next Post

Masuuliyiin kala duwan oo goordhaw gaaray degmada Xarardheere

Next Post
Masuuliyiin kala duwan oo goordhaw gaaray degmada Xarardheere

Masuuliyiin kala duwan oo goordhaw gaaray degmada Xarardheere

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In