Wednesday, April 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Fiqi oo la kulmay mas’uuliyiin ka socotay ururka Iskaashiga Islaamka

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiir Fiqi oo la kulmay mas’uuliyiin ka socotay ururka Iskaashiga Islaamka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

April 29, 2026
Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

April 29, 2026

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Mudane Axmed  Macalim Fiqi ayaa maanta  kula  kulmay Caasimada Muqdisho mas’uuliyiin ka socotay ururka Iskaashiga Islaamka.

Mudane Axmed Macalim Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo mas’uuliyiintan uu hoggaaminayay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee arrimaha siyaasadda, Danjire Yuusuf Maxamed Aldobeay ayaa ka wada hadalay arrimah badan oo ay ka mid yihiin howlgallada dalka ka socda, xasillinta, gargaarka banii’aadnimo, caafimaadka, waxbarashada iyo arrimo kale.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta  oo  kulanka ka hadlay ayaa ugu horreyn uga mahad celiyay ururka Iskaashiga Islaamka howlaha ay ka fuliyaan Soomaaliya gaar ahaan caafimaadka iyo waxbarashada, isaga oo dul istaagay horumarrada xilligan ka socda Soomaaliya gaar ahaan dib u xoreynta, xasillinta  iyo arrimo kale, waxaa uuna soo qaatay muhiimadda ay leedahay in ay gacan ka geystaan.

Dhankooda, Ururka Iskaashiga Islaamka waxaa ay ballanqaad ka sameeyeen gargaar degdeg ah oo ay soo gaarsiin doonaan Soomaaliya, waxaa kale oo ay carrabka ku adkeeyeen xoojinta xiriirka labada dhinac.

Previous Post

Duqa Caasimada oo ka qeyb-galay daah furka Bandhiga warshadaha Soomaaliyeed

Next Post

RW ku-xigeenka dalka oo daah furay shirka horumarinta biyaha

Next Post

RW ku-xigeenka dalka oo daah furay shirka horumarinta biyaha

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

April 29, 2026
0

koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

April 29, 2026
0

Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA  QADO UGU SAMEEYSAY  CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA QADO UGU SAMEEYSAY CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

April 28, 2026
0

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

April 28, 2026
0

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In