Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Ganacsiga oo hortegay Guddiga Dhaqaalaha iyo Ganacsiga ee BJFS

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Ganacsiga oo hortegay Guddiga Dhaqaalaha iyo Ganacsiga ee BJFS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibril Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta hor-tegay guddiga Dhaqaalaha, Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana uu warbixin ka siiyey hawlaha shaqo ee Wasaaradda, qorsheyaasha iyo shuruucda horyaala ee mudnaanta u leh.

Wasiir Jibril iyo mas’uuliyiinta kale ee Wasaaradda, ayaa si hufan uga jawaabay su’aalihii la waydiiyey, waxaana ay iftiimiyeen dedaalada socda ee lagu horumarinayo laguna fududeynaayo ganacsiga dalka iyaga oo carabka ku dhuftay inay dhawaan Baarlamaanka u soo gudbin doonaan shuruuc iyo heshiisyo kala duwan oo ahmiyad weyn u leh horumarka Ganacsiga iyo Warshadaha ee dalka.

Related posts

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 22, 2026
Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

February 22, 2026

Shuruucda iyo siyaasadaha ay Wasaaraddu gacanta ku hayso, ayaa waxa ka mid ah Sharciga Horumarinta Warshadaha, Sharciga Sinaanta Tartanka, Sharciga Laysamada, Sharciga Shirkadaha Gaadleyda, yar yar iyo Kuwa dhexe (Startup Act), Siyaasadda iyo Sharciga Wax Wada-lahaanshaha Dowlada iyo Ganacsiga Gaarka ah (PPP) iyo Sharciga Summadaha Ganacsiga oo dhammaantood ba maraaya meel aad u wanaagsan.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo sheegay in Xukuumaddiisu ay xoogga saareyso horumarinta adeegga Caafimaadka Dalka

Next Post

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Sweden

Next Post
Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Sweden

Guddoomiyaha Hay'adda SODMA oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Sweden

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdulqaadir Cali, ayaa guddoomiyay kulanka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

February 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa wada howlgallo qorsheysan, kaas oo lagu beegsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya aagga deegaanka...

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In