Thursday, August 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baydhabo oo laga daah furay Dhismaha Golayaasha degmooyinka Ceel-berde,Buur-hakaba,ย 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Baydhabo oo laga daah furay Dhismaha Golayaasha degmooyinka Ceel-berde,Buur-hakaba,ย 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Mudane Maxamed Nuur Maxamed Macalin, ayaa ka qeybgaley Munaasabad lagu daah furayay dhismaha Golayaasha Deegaanka Degmooyinka Ceel-berde, Buur-hakaba, Walaweyn oo lagu Magaalada Baydhabo.

Waxaana ka soo qeyb galey Daah-furka Wasiiro,XIldhibaanno ka tirsan Dowlad Koonfur Galbeed,Maamulka Gobalka Baay, kan degmada Baydhabo,Odayaasha dhaqanka, Masโ€™uuliyiin ka socodey Hayโ€™adaha wadasheynta la leh Wasaaradda Arrimaha Gudaha, qeybaha kala duwan ee Bulshada Iyo marti sharaf kale.

Related posts

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

August 12, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

Odayaasha Dhaqanka iyo Masโ€™uuliyiintii ka soo qeyb gashey Munaasabada, ayaa qirey in muhiim ay tahay Dhismaha Golayaasha deegaanka degmooyinka .

Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed oo ka soo jeeda degmooyinka loo dhiseyo Golayaasha deeganka,ayaa sheegey in doorkooda ka qaadan doonan sidii loo dhisi lahaa Maamul degmo loo dhan yahay.

Ku-simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Nuur Maxamed Macalin oo si rasmi ah udaafurey Dhismaha Golayaasha Deegaanka Degmooyinka Ceel-berde, Buur-hakaba, iyo Wanlaweyn, ayaa masโ€™uuliyiinta ka soo jeeda Degmooyinkaasi kula dar daarmey ” waa inaad ka qeybqadataan oo aad mujisaan kaalintii idinkaga aadan,ee Golayaasha”

Previous Post

Wasiirka Isgaarsiinta oo amar dul dhigtay Shirkadaha Isgaarsiinta dalka

Next Post

Ku dhawaad 100 Askar Boliis ah oo tababar loogu diray Dalka Jabuutiย 

Next Post
Ku dhawaad 100 Askar Boliis ah oo tababar loogu diray Dalka Jabuutiย 

Ku dhawaad 100 Askar Boliis ah oo tababar loogu diray Dalka Jabuutiย 

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

August 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...

Masโ€™uuliyiin ka qeybgashay janaasada iyo aaska Maareeyihii hore ee Dekedda Muqdisho

Masโ€™uuliyiin ka qeybgashay janaasada iyo aaska Maareeyihii hore ee Dekedda Muqdisho

August 12, 2026
0

Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya Oo Cambaareysay Aqoonsiga Kolombiya ee Madax-bannaanida Israaโ€™iil ee Buuraleyda Golan

August 12, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa goโ€™aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israaโ€™iil ee ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In