Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka ganacsiga DFS oo shir 4- maalmood socon doono ka furay Dhuusamareeb 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka ganacsiga DFS oo shir 4- maalmood socon doono ka furay Dhuusamareeb 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha dowladda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka furay shir looga hadlayo hirgalinta hannaanka casriga ah ee diiwaangalinta ganacsiga, kaas oo ay ka qeybgaleen Wasiirada ganacsiga dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Shirka oo socon doona muddo 4-maalmood ah, ayaa waxaa furay Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ay ka qaybgalayaan wasiirada ganacsiga dowlad goboleedyada dalka, wakiilo ka socda gobolka Banaadir iyo lataliyaal iyo hawlwadeeno kale, waxaana diiradda lagu saarayaa sidii loo hirgalin lahaa hanaanka casriga ah ee diiwaangalinta ganacsiyada dalk.

Related posts

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 22, 2026
Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

February 22, 2026

Wasiirka ganacsiga dowlad goboleedka Galmudug ayaa martida shirka ka qeybglaysa ku soo dhaweeyey Dhuusamareeb, isagoo ku dhiiri galiyey in si daah furan looga doodo ajandayaasha shirka.

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jibriil Cabdirashiid, ayaa xusay in hanaankan cusub oo internetka ku shaqeeya uu kor u qaadayo dhaqaalaha dalka iyo dakhliga dowladda, sidoo kalena uu ka hortagayo in shirkaduhu ay ka labaxaan magacyo isku eg.

Wasiirka ganacsiga Koofur Galbeed Cabdulaahi Cabdi maxamed, wasiirka ganacsiga Jubaland Cabdiwahaab Axmed Cismaan, wasiirka ganacsiga Hirshabeelle Feysal Axmed Xasan, ayaa soo dhaweeyey hanaankan cusub oo sahlaya in si fudud dowladdu ugu adeegto ganacsada dalka.

Previous Post

Wasiirka Caddaaladda oo kulan la qaatay Guddiga dib-u-eegista Dastuurka KMG

Next Post

Duqa Muqdisho oo la kulmay Hooyo Soomaaliyeed oo uu horey u damaanad qaaday xaaladeeda Caafimaad

Next Post
Duqa Muqdisho oo la kulmay Hooyo Soomaaliyeed oo uu horey u damaanad qaaday xaaladeeda Caafimaad

Duqa Muqdisho oo la kulmay Hooyo Soomaaliyeed oo uu horey u damaanad qaaday xaaladeeda Caafimaad

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdulqaadir Cali, ayaa guddoomiyay kulanka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

February 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa wada howlgallo qorsheysan, kaas oo lagu beegsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya aagga deegaanka...

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In