Saturday, July 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga oo deegaanno horleh kala wareegay Khawaarijta

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga oo deegaanno horleh kala wareegay Khawaarijta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka kumaan dooska Danab iyo ciidanka Gorgor ee Xooga Dalka Soomaaliyeed oo isgarabsanaya ayaa lawareegay deegaanka Ceel Cali Heelle ee Gobalka Galgaduud.

Deegaankaan ayaa istiraajiid weeyn u,ahaa maleeshiyadka khawaarijta ee gabalkooda sii dhacayo, iyagoona isaga caray deegaanka maadaaama ay uba bacdhigi waayeen awooda Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Related posts

Wasaaradda Gaashaandhigga oo shaacisay shaqsiyaad ku eedaysan ku xadgudub dareyska Ciidanka Qaranka

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war ka soo saartay hawlgal cirka ah oo ka dhacay Hiiraan

July 18, 2026
Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal burburin ah ka sameeyay Jubbada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal burburin ah ka sameeyay Jubbada Dhexe

July 18, 2026

Kooxda Khawaarijta ayaa dhibaatooyin u geesanjiray dadka shacabka ah ee deegaanka degenaa, gabood faladaas ayaa ahaa kuwa ka baxsan beni-aadannimada, iyagoona ka qaadi jiray lacaggo baad ah iyagoona ku amray in ay deegaanka iskaga guuraan.

Saraakiisha Ciidanka ee hogaaminayay howlgalka ayaa u sheegay warbaahinta Ciidamada inay siiwadayaan howlagalada lagu ciribtirayo maleeshiyaadka aragagexesada ee kasoconaya deegaano iyo degmooyin katirsan gobalka Galgaduud.

Previous Post

Nin ka tirsanaa kooxda Khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga

Next Post

Guddiga Madaxa-bannaan ee dib u eegista Dastuurka oo si buuxda xilkooda ula wareegey

Next Post
Guddiga Madaxa-bannaan ee dib u eegista Dastuurka oo si buuxda xilkooda ula wareegey

Guddiga Madaxa-bannaan ee dib u eegista Dastuurka oo si buuxda xilkooda ula wareegey

Wasaaradda Gaashaandhigga oo shaacisay shaqsiyaad ku eedaysan ku xadgudub dareyska Ciidanka Qaranka

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war ka soo saartay hawlgal cirka ah oo ka dhacay Hiiraan

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa xalay fuliyay duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal burburin ah ka sameeyay Jubbada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal burburin ah ka sameeyay Jubbada Dhexe

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Jubbaland, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan...

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Cabdulqaadir Cilmi...

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NEW YORK):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku aaddan hirgelinta ajendayaasha horumarineed ee Afrika iyo caalamka, iyadoo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In