Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in lasoo in ay heleen kiisas la xariira lacag dhaqidda iyo maalgelinta argagixisada, isla markaana uu qaadayo tallaabbada uga aaddan baarista iyo dacwad oogista shaqsiyaadka la tuhunsan yahay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horay uga digay in lacaggo la siiyo kooxaha Khawaarijta ah.