Wednesday, September 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiyada Difaaca iyo Amniga BJFS oo la kulmay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Midowga Yurub “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiyada Difaaca iyo Amniga BJFS oo la kulmay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Midowga Yurub “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Difaaca iyo Guddiga Amniga ee Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta la kulmay dhigooda midowga Baarlamaanka Yurub ayaa waxay si qotodheer uga wada hadleen Xaaladda guud ee wadanka, gaar ahaan Dagaalka khawaariijta dalka looga sifeynayo wejigiisi koowaad iyo Bilowga wejigiisa labaad.

Guddigu wuxuu ka war bixiyey faa’iidada mashaariicda Midowga Yurub ugu deeqo laamaha Amniga, tayaynta, qalabaynta Ciidanka Xooga Dalka iyo booliska labadiisa heer. taageeridda hufnaanta Wasaaradaha iyo Sare u qaadidda doorka korjoogtaynta ee Guddiyada Difaaca iyo Amniga.

Related posts

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

September 16, 2026
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026

Ugu dambayn Guddiga Difaaca iyo Guddiga Amnigu ayaa dhigooda Midowga Yurub kala hadlay;

1. In Soomaaliya ay ka taageeraan qaadidda xayiraada cunaqabataynta hubka oo lagama maarmaan u ah ladagaallanka khawaariijta

2. In ay qayb laxaad leh ka qaataan u diyaargarowga xiliga kala Guurka

3. In ay kordhiyaan kaalmada ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan dhanka Hubka, dhisidda xeryo ciidan iyo goobo caafimaad

4.Guddiga ayaa waxay isku afgarteen In ay wadashqeeyaan labada Guddi, Islamarkaana kawada shaqeeyan dhamaan korjoogtaynta mashaariicda kaalmeed si ay u hubiyaan hufnaanta deeqahaasi in ay gaareen meeshii loogu talo galay.

Previous Post

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo la kulmay Ergeyga Dowladda ee arrimaha Somaliland

Next Post

Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay nin ku eedeysan ka mid ahaaanshiyaha Khawaarijta

Next Post
Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay nin ku eedeysan ka mid ahaaanshiyaha Khawaarijta

Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay nin ku eedeysan ka mid ahaaanshiyaha Khawaarijta

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

September 16, 2026
0

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhiirri gelineyso tacbashada iyo manaafacaadsiga Timirta.   War...

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

September 15, 2026
0

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Baniโ€™aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ฎ ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐ช๐š๐š๐๐š๐ฒ ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ž ๐Š๐š ๐†๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง ๐๐ฎ๐ซโ€™๐š๐š๐ง ๐จ๐จ ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข ๐š๐ก

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In