Saturday, July 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaalkacyo: Dhagar qabayaal ka tirsan Khawaarijta oo lagu xakumay dil toogasho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Gaalkacyo: Dhagar qabayaal ka tirsan Khawaarijta oo lagu xakumay dil toogasho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Puntalnd ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 14 nin oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab.

Maxkamadda ayaa si kooban u baahisay magacyada iyo macluumaadka Khawaarijta la xukumay, kuwaas oo kala ah:

Related posts

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

July 18, 2026
Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

July 18, 2026

1- Abuukar Cabdi Cisaaman (Goobe) ina khadiijo  Barre Macalin 52jir ah ku dhashay Muqdisho dil toogasho.

2- Salaad Cabdulahi Cabdi ina Xamiido Cumar 28jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

3- Xasan Muuse Axmed (Niini) ina Aasiyo Sheekh Axmed 24jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

4-  Cabdikhaaliq Warsame Barre (Madaxey) ina Sureer Cabdi 26jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

5-  Farxaan Faysal Salaaad Xirsi ina Ubax Axmed Weheliye 19jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

6-  Cabdulaahi Faysal Xuseen ina Xaali Maxamed Xaashi 19jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

7- Barkhad Cawil Xirsi Nuur ina Sacdiyo Salaad 19jir ah  ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

8- Cadde Cabdullaahi Maxamed Cilmi ina Sacdiyo Maxamed 22jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

9-  Cabdiqani Saleebaan Jamac Faraax (Sayloor) ina Abshiro Yuusuf Xirsi 23 jir ah ku dhashay Garoowe dil toogasho.

10- Xasan Jaamac Maxamed Cali (Xasan) ina Ruqiyo Maxamed Xaashi 25 jir ah ku dhashay Muqdisho  dil toogasho.

11-  Maxamed Cali Axmed Muuse ina Waris Nuur Xuseen 24jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

12- Liibaan  Aadan Muuse Cadde ina Nimco Xasan Mahdi 20jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

13-  Cabdiqani Farxaan Cabdullaahi ina Khadro Maxamed 18jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

14-  Cabdiraxmaan Cawil Axmed ina Samsam Saleebaan 18 jir ah ku dhashay Gaalkacyo dil toogasho.

Halka  Cabdixakiin Jamaac  Xasan Dheere ina Maryan Axmed 52jir ah oo ku dhashay Gaalkacyo ay maxkmadu ku xukuntay 20 sanno oo xarig ah.

Previous Post

Somali President bans carrying weapons in the capital

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo afur u sameeyay qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo afur u sameeyay qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed

Madaxweynaha Galmudug oo afur u sameeyay qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Cabdulqaadir Cilmi...

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NEW YORK):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku aaddan hirgelinta ajendayaasha horumarineed ee Afrika iyo caalamka, iyadoo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
0

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA WASIIRKII GAASHAANDHIGGA DALKA JABUUTI   Muqdisho, Luuliyo, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In