Tuesday, August 12, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro loo soo xiray tababar la xiriira farsamada gacanta oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
April 17, 2023
in Wararka
0
Dhallinyaro loo soo xiray tababar la xiriira farsamada gacanta oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Waaxda tababarrada iyo xirfadaha Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Soomaaliya Ramlo Cismaan Shariif ayaa tababar la xiriira farsamada gacanta iyo xirfadaha gaagaaban ee shaqada xafiiska, Multimedia Skills iyo qurxinta gabdhaha usoo xirtay 77 dhallinyaro ah oo wiilal iyo gabdho isugu jira.

Dhallinyarada oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir ayaa lagu tababaray xarunta Dhallinyarada ee degmada Cabdicasiis, waxaana fulintiisaย  iska kaashaday Wasaaradda Dhallinyarada iyo cayaaraha iyo hay’adda maxalliga ah ee IRise.

Related posts

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š๐ฒ ๐‚๐ข๐ซ๐š๐š๐ช ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐ฎ tegay ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐œ๐๐š๐š๐ฅ๐คa

August 11, 2025

Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

August 11, 2025

Agaasimaha Waaxda tababarrada iyo xirfadaha ee Wasaaradda Ramlo Cismaan Shariif ayaa kula dardaarantay dhallinyarada ka faaโ€™iidaystay koorsooyinkan inay buuxiyaan suuqa shaqada oo xilliyada qaar shirkaduhu dad ajinebi ah kala yimaadaan dalka dibaddiisa.

Tababarkan ayaa qayb ka ah balan qaadkii uu Wasiirka Wasaaradda Mudane Maxamed Barre Maxamuud la galay Raisul Wasaaraha Xukuumadda DAN-QARAN oo ahaa in sanadka 2023 la tababaro dhowr kun oo Dhallinyaro ah si loo sahlo inay dhakhso ku biiraan suuqa shaqada.

Previous Post

Xuska Maalinta dhir beerista Qaranka Dalkeenna oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Ajaanib si sharci darro ah uga kalluumeysaneysay dalkeenna oo maxkamad la soo taagay

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Ajaanib si sharci darro ah uga kalluumeysaneysay dalkeenna oo maxkamad la soo taagay

Somali FM Meets Algerian Agriculture Minister to Boost Farming Cooperation

Somali FM Meets Algerian Agriculture Minister to Boost Farming Cooperation

August 11, 2025
0

Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Abdisalam Abdi Ali, met on Sunday evening (August 10) in Algiers...

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š๐ฒ ๐‚๐ข๐ซ๐š๐š๐ช ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐ฎ tegay ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐œ๐๐š๐š๐ฅ๐คa

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š๐ฒ ๐‚๐ข๐ซ๐š๐š๐ช ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐ฎ tegay ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐œ๐๐š๐š๐ฅ๐คa

August 11, 2025
0

Agaasimaha Guud ee HSJ Mudane Mustafa Duhulow ayaa kulan wax ku ool ah la yeeshay Wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha...

Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

August 11, 2025
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Karin...

Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ah ku fulisay xubno katirsana khawaarijta

Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ah ku fulisay xubno katirsana khawaarijta

August 11, 2025
0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka xukun dil ah waxay ku fulisay Ex Alifle Maxamed Xuseen Buulle iyo Ex Dable...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In