Thursday, June 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jeneraal Tareedisho oo ka warbixayay khasaaraha ay gaarsiiyeen khawaarijta

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Jeneraal Tareedisho oo ka warbixayay khasaaraha ay gaarsiiyeen khawaarijta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka iyo xoogagga deegaanka ayaa fashaliyay weerar naf lacaari ah oo Khawaarijtu saakay ku soo qaadday degmada Masagawaa ee gobolka Galguduud.

Jeneraal Tareedisho oo ka mid ah saraakiisha ciidamada xoogga dalka oo la hadlay warbaahinta qaranka, ayaa sheegay in weerarka uu saakay ka dhacay duleedka degmada Masagawaa,islamarkaana jab xooggan lagu gaarsiiyay cadowga.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

“ Khasaaraha hadda intaan xaqiijinay waa 18- oo Khawaarijta ah, niman maaryaan diimeed ah iyo dadka deegaanka ayaa dagaallamay, waana la iska dhiciyay, dadka deegaanka ayaanna guuleystay,”.

Sidoo kale, Generaal Tareedisho, ayaa sheegay in weerarkaas ay ku shahiideen saddex oday dhaqameed oo ka tirsanaa dadka deegaanka oo qoryaha u qaatay sidii ay isaga dul qaadi lahaayeen Khawaarijta oo qaarkood ay macallimiin Dugsi ay ahaayeen.

Khawaarijta ayaa ku guuldareystay weerarka Masagawaa, waxaana hadda ciidamada qaranka iyo dadka deegaanka ay ku daba jiraan firxadka Khawaarijta ka baxsaday goobta dagaalka.

Previous Post

Mataanaynta Caasimaadaha Muqdisho iyo Belgrade

Next Post

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo maanta la ciiday Carruurta Agoonta Booliiska 

Next Post
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo maanta la ciiday Carruurta Agoonta Booliiska 

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo maanta la ciiday Carruurta Agoonta Booliiska 

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In