Sunday, August 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hubinta tayeynta howlaha ka jawaabidda xaaladaha Beni’aadannimo ee Soomaaliya oo laga hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Hubinta tayeynta howlaha ka jawaabidda xaaladaha Beni’aadannimo ee Soomaaliya oo laga hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle iyo Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle, Galmudug, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay Deeq bixiyeyaasha Soomaaliya ee Arrimaha Gargaarka ka shaqeeya.

Kulankan ayaa looga hadlay.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

August 23, 2026
Tababarka Hindisaha Istaraatiijiga ah ee Wariyayaasha Nabadda oo ka socda Muqdisho

Tababarka Hindisaha Istaraatiijiga ah ee Wariyayaasha Nabadda oo ka socda Muqdisho

August 23, 2026

– Sii xoojinta arrimaha wada shaqaynta ee deeq bixiyaasha, hay’adaha ka shaqeeya arrimaha Beni’aadannimada iyo dowladda Soomaaliya.

– Hubinta tayeynta howlaha ka jawaabidda xaaladaha Beni’aadannimo ee Soomaaliya

– Tayeynta hay’adaha ka shaqeeya maaraynta masiibooyinka heerarka kala duwan ee dowladda Soomaaliya

– Diyaarinta mashaariic kor loogu qaadaayo u adkeesiga aafooyinka ka dhaca dalka.

Ugu danbeen, Gudoomiyaha ayaa u mahadceliyay deeq bixiyaasha una balan qaaday in dowladda Soomaaliya u fududaynayso fulinta mashaariicda arimaha gargaarka bin’adannimo.

Previous Post

Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsan Khawaarijta oo watay walxaha qarxa

Next Post

Maamulka Gobolka oo kormeeray garoonka cayaaraha ee Naadiga Munishiibiyo  “SAWIRRO

Next Post
Maamulka Gobolka oo kormeeray garoonka cayaaraha ee Naadiga Munishiibiyo  “SAWIRRO

Maamulka Gobolka oo kormeeray garoonka cayaaraha ee Naadiga Munishiibiyo  "SAWIRRO

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire...

Tababarka Hindisaha Istaraatiijiga ah ee Wariyayaasha Nabadda oo ka socda Muqdisho

Tababarka Hindisaha Istaraatiijiga ah ee Wariyayaasha Nabadda oo ka socda Muqdisho

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), Sarreeye Gaas Maxamed bin Saciid Al-Moghidi, iyo Agaasimaha...

Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Laba ka tirsan ciidamada Macawisleyda deegaanka Wargaadhi, ayaa21-ka Agoosto 2026 deegaanka Tawakal oo qiyaastii shan kiiloomitir u jira Cali...

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
0

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In