Saturday, June 7, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Isgaarsiinta Soomaaliya oo tababbar u soo xiray qaar ka mid ah shaqalaaha Wasaaradda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
April 30, 2023
in Wararka
0
Wasiirka Isgaarsiinta Soomaaliya oo tababbar u soo xiray qaar ka mid ah shaqalaaha Wasaaradda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif, ayaa tababbar muddo labo bilood ah soconaayey u soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda oo lagu baranayey bedqabka iyo amniga boostada, waxaana bixisay Hay’adda Boostada Adduunka (UPU).

Shaqaalaha qaatay tababarkaan waxay soo bandhigeen qayb ka mid ah xirfaddooda oo loo adeegsanayey qalab sahlaya shaqada iyo adeegga Boostada oo muhiim u ah kor uqaadista kobaca dhaqaalaha Dalka.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Howlgallo qorsheysan oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

June 7, 2025
Hay’adda Boqor Salmaan oo Hilib udxiyo ah ka qeybisay Dayniile

Hay’adda Boqor Salmaan oo Hilib udxiyo ah ka qeybisay Dayniile

June 7, 2025

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa ugu horeyn u hambalyeeyey shaqaalaha ka faa’iideystaay tababarkaani waxa uuna ku booriyey in tababbarrada la sii xoojiyo si tayada shaqaalaha mar walba kor loogu sii qaado “Waa  lagama maarmaan in la helo shaqaalo leh aqoon tayo sare leh, taasoo sare u sii qaadaysa adeegga iyo shaqada ay wasaaraddu ugu idman tahay inay u qabato dalka” ayuu yiri Wasiir Jaamac.

Sidoo kale Wasiirka, ayaa hoosta ka xariiqay in qof aan aqoon lahayn uusan bulshada si hufan ugu shaqayn karin ayna qofkaas horyaallaan caqabado uusan ka gudbi karin, loona baahan yahay in mar kasta kor loogu sii qaado xirfadaha iyo aqoonta shaqaalaha.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay 123 mawaadin una badnaa arday “SAWIRRO”

Next Post

Sudan conflict impacts over 1,500 Somali citizens

Next Post
Sudan conflict impacts over 1,500 Somali citizens

Sudan conflict impacts over 1,500 Somali citizens

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Howlgallo qorsheysan oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

June 7, 2025
0

Horjoogeyaal kale oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa ku geeriyooday howlgal qorshaysan oo si wadajir ah ay u fuliyeen Ciidanka...

Hay’adda Boqor Salmaan oo Hilib udxiyo ah ka qeybisay Dayniile

Hay’adda Boqor Salmaan oo Hilib udxiyo ah ka qeybisay Dayniile

June 7, 2025
0

Xarunta Gargaarka iyo Howlaha Bani’aadantinimada ee Boqor Salmaan oo kaashanaysa hay’adda Xikmo Charity ayaa maanta markale degmada Dayniile ee gobolka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Geneva uga qeybgalay shir muhiim ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Geneva uga qeybgalay shir muhiim ah

June 7, 2025
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva -...

Danjiraha Cusub ee Soomaaliya ee Yemen oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo

Danjiraha Cusub ee Soomaaliya ee Yemen oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo

June 5, 2025
0

Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsanaan doona dalka Yemen mudane Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed),ayaa warqadaha aqoonsiga danjirannimo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In