Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Suxufiyiin loo furay tababar ku saabsan la dagaallanka fikirka xagjirka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Suxufiyiin loo furay tababar ku saabsan la dagaallanka fikirka xagjirka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon isweydaarsi ku saabsan la dagaallanka fikirka argagixisada iyo badqabka suxufiga oo ay ka qeybgalayaan illaa 40 Suxufii oo kala socda Warbaahinta Qaranka, Warbaahinta gobolka Banaadir, Warbaahinta dowlad Gobaleedyada iyo Warbaahinta gaarka loo leeyahay ayaa maanta uga furmay magaalada Muqdisho.

Tababarkan oo socon doona labo maalin ayaa waxaa iska kaa shanaya Waaxda Wacyigalinta ladagaallanka fikirka xagjirka ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka iyo shirkadda Albany oo qabata tababarada wacyigalinta iyo saxaafadda.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Tababarka ayaa waxaa furay Agaasimaha Guud ee Warfaafinta gobolka Banaadir Cabdillaahi Wiish oo sheegay tababarkan inuu qayb ka yahay sidii kor loo qaadi lahaa fikirka la dagaallanka Khawaarijta.

Tababarayaasha siminaarka bixinaya ayaa weriyayaasha iyo dad kale ee tababarka ka qeybgalaya la wadaagay khibradooda ku aadan meelaha ay ka soo shaqeeyeen sida Afghanistan iyo Ciraaq iyo sida loo tebiyo wararka ladagaallanka xagjirka iyo dhibaatooyinka ay geestaan xagjiriinta.

Ugu dambeyn tababarka waxaa lagu soo bandhigay warbixin guud oo ku saabsan  waxa ay qabato hay’adda dhaqancelinta Qaranka (DRC).

Heyadda ayaa sheegtay in ilaa shan xarumood ay ku lee yihiin dalka oo lagun dhaqan celiyo kuwa ka soo goosta kooxda Al Shabaab. Xaruntoodana ay yimaadeen tan iyo markii la dhisay lix kun oo qof ay ka soo goosteen kooxda Al Shabaab.

 



Previous Post

Cali Guudlaawe oo kormeeray xaafadaha uu ku fatahay Wabiga Shabeelle

Next Post

Wasiirka Qorsheynta XFS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dhaqan-gelinta qorshaha horumarinta “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Qorsheynta XFS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dhaqan-gelinta qorshaha horumarinta “SAWIRRO”

Wasiirka Qorsheynta XFS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dhaqan-gelinta qorshaha horumarinta "SAWIRRO"

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In