Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha koonfur Galbeed oo Daah-furay shirka Guddoomiyaasha Degmooyinka KGS 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha koonfur Galbeed oo Daah-furay shirka Guddoomiyaasha Degmooyinka KGS 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan oo ah Shir lixdii biloodba mar ay qabato Wasaaradda Arrimaha Gudaha koonfur galbeed, ayaa waxaa diirrada lagu saaridoon Xureeynta Degmooyinka ka maqan Gacanta Dawlada. Xoojinta wadasheenta Maamulada degmooyinka, iyadoona shirka lagu soo gudbin doono baahiyaha kajira degmooyinka si wax looga qabto.

Ugu horeeyn waxaa goobta ka hadley qaar kamid ah guddoomiyaasha Gobalada, iyagoona ka warbixiyey xaaladaha degmooyinka koonfur Galbeed.Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdullaahi Xaaji Xasan, ayaa ku dheeraadey shirka iyo Ajandiyaasha looga hadli doono.

Related posts

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026

Madax weynaha Dawladda koonfur Galbeed mudane Cabdacasiis Xasan Maxamed (LAFTA-GAREEN) oo si toos ah u daah-furey shirka, ayaa Guddoomiyaasha Maamulada Degmooyinka farey in ay xoojiyaan Wadashaqeyntooda ayanna ka shaqeeyaan hormarinta deegaanada ay maamulaan.

Wasaaradda arrimaha gudaha koonfur Galbeed Soomaaliya,oo Shirkaan qabata lixdii biloodba mar, iyadoona looga gonleeyahay daadajinta Maamulada dawliga ah.

Previous Post

Minister of Finance delivers speech at the Islamic Development Bank meeting in Jeddah

Next Post

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo kasoo bad-baaday dagaalada Suudan oo soo gaaray dalka 

Next Post
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo kasoo bad-baaday dagaalada Suudan oo soo gaaray dalka 

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo kasoo bad-baaday dagaalada Suudan oo soo gaaray dalka 

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In